Cali Jeyte oo saakay xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan xoog kula wareegeen xarunta maamulka gobolka. Ciidamada ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa la wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan oo horey u joogeen ciidamo ka … Continue reading Cali Jeyte oo saakay xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan